(MOL) Muqdisho:-Waxaa salaadi maqrib lagu dilay masjid ku yaal degmada Xamar weyne Mareeyihii Garoonka diyaaradaha marxuum Ibraahim Iimaan Xalane oo ahaa mareeyihii garoonka Aden Cade international airport , Marxuunka ayaa waxaa la toogtay xili uu ka soo baxay Masjidka, dhagarqabayaashi dilka geeystey ayaa ka baxsadey goobti
Wasiir ku xigeenka wasaaradda dekadaha gaadiidka badda cirka ee dowllada Federaalka ayaa saxaafada u xaqiijiyey dilka Maareeyihii Garoonka ‘
Muqdisho, Somalia
Marsin Social