Hambalyo farxad dhalasho wiil ku soo biiray qoyska reer Mahad Cisman Mohaamed Dhoore iyo marwadiisa Aasiya mohamud Santuur

Hambalyo farxad dhalasho   wiil ku soo biiray qoyska reer  Mahad Cisman Mohaamed  Dhoore iyo marwadiisa  Aasiya   mohamud Santuur oo uu wiil ugu dhashay magaalada Nairobi  ee dalka Kenya markay taariikhdu ahayd 27/7/2012 waxaana loo bixiyey wiilka MohamedAmin   Mahad  Osman
Farxadan dhalashada Wiilka ayaa waxaa diraya dad badan oo kala jooga aduunka dacaladiisa  waxayna kala yihiin,
1) Hooyo Sayaq Farah yusuf
2) hooyo Asha Farah Yusuf
3) hooyo dahabo Abdulkadir
3)  Fardowsa Haji  Abdullahi  iyo Odaygeeda Aydiid mohamed
4) Fadumo Haji Abdullahi iyo Odaygeeda Yusuf  Mohamud
5) Abdiqadir Osman iyo xaaskiisa Nimco Mohamed Sheikh
6) Fadumo  Osman iyo Caruuteeda
7) Abdiaziz yusuf Mohamed iyo Xaaskiisa Layla Ibrahim
8) Abdisamad sheikh Muhumed
9)  Abdikhadar  Sheikh iyo caruurtiisa
10) Abdulrahman Haji iyo xaaskiisa Nasra haji
Sidoo kale   maamulka iyo hawl wadeenada (Marsin  Online)  ayaa kala qayb qaadanayna dhalashadan farxada badan oo waxaanu leenahay noqo kii Diintisa, dadkiisa iyo Dalkiisa anfaca.
Aaaaaaamin Aaaaaaaamin
by    abdismad  sheikh

Speak Your Mind

*