Daawo Faalo ku saabsan shirkadda shidaalka ee SouthWest Energy

(MOL)____Daawo Faalo ku saabsan shirkadda shidaalka ee SouthWest Energy
marsinonline1@gmail.com

Daawo Orgi Maxkamad la soo taagey dalka Australia,Orgiga ayaa Ubax uu cuney dartii lagu dacweeyey Mulkiilihi lahaa Orgiga ayaa $440 lagu ganaaxey oo lacagta Australia ah

(MOL)____Daawo Orgi Maxkamad la soo taagey dalka Australia,Orgiga ayaa Ubax uu cuney dartii lagu dacweeyey Mulkiilihi lahaa Orgiga ayaa $440 lagu ganaaxey oo lacagta Australia ah,


marsinonline1@gmail.com

Daawo Dukaamo Somaliyeed oo la boobay South Africa iyo 9 qof oo loo xir-xirey magaaladda KwaNobuhle in the Eastern Cape

(MOL)____Daawo Dukaamo Somaliyeed oo la boobay South Africa iyo 9 qof oo loo xir-xirey magaaladda KwaNobuhle in the Eastern Cape

marsinonline1@gmail.com

Jahliyada Dammam oo shirkii laba todobaad laha ahaa maanta isugu timid + Sawiro

damam3[1](MOL)______Saudi Arabia (Dammam)____waxaa maanta shirkii labaddii todobaadba mar la qaban jirey isusgu yimid jahliyada Soomaalida Ogadeeniya ee magaalada Dammam. Shirkan oo gaar ahaan lagu qabtey xaafada Soomaalidu u badan tahay ee Togba ayaa waxaa ka soo qayb galay xubnaha jahliyada. Shirkan oo lagaga tashado arimaha halgan iyo kaalinta jahliyadu kaga jirto ayaa lagaga dooday hawlaha jahliyada hor yaala iyo qorshaha sannadkan cusub ee bilaaban doona.
jahliyadu waxay ku nuuxnuuxsadeen sidii loo laban laabi lahaa wax qabadkooda iyo siddii sannadkan qorshe dhaxal gal ah loola imaan lahaa. Gaar ahaan siddii hawlaha halganka laysugu xidhi lahaa gude iyo dibadba.
Dhinaca kale waxaa goobtii shirka laga soo jeediyey aqoon isweydaarsi iyo fikir is dhaafsasho ku saabsan xaalada siyaasadeed ee geeska Africa ka taagan taas oo aanay ka maqnayn mida Ogadeeniya.
Ugu dambeyn waxaa la gudoonsaday in qofkastaa kaalintiisa buuxiyo, dhexdana marada lagu xidho ilaa inta woyaanaha iyo dabaqoodhiga laga sifeynayo guud ahaan dhulka Ogadeniya.

hoos ka daawo sawirada

damam4[1]damaam8[1]damaam6[1]damaam5[2] marsinonline
Ali Yare
Saudi arabia Dammam

shirkada shidaalka ee Metro Trans oo si kulul uga jawaabtay hadalkii Itoobiya

(MOL)   Sidii aan horey  idinku sheegnay warka-yagi hore Wasiirada wasarada macadanta Itoobiya Sinknesh Ejigu ayaa dhawaan shaacisey in  dowladeedu Ruqsadi kala noqotay shirkada (Metro Trans)  kadib markii ay hawshu noqotay mid warqado  la sixiixo ku ekaatay waasida ay hadalka u dhigtaye.

hadaba shirkada shidaalka baarta ee (PetroTrans)   ayaa dignin adag u dirty dawlada Itoobiya,  mas-uul u hadaley  Petro Trans shirkada shidaalka baarta ee  heshiis la saxiixatay dowlada Itoobiya sanadkii 2011 ayaa ku hanjabtey in ay dawlada Itoobiya ay horgayn doonto maxkamada Caalamiga  ee Heeg magaalada Geneva dalka Switzerland,

Metro Trans oo aad uga kululaatay hadalka  Itoobiya ayaa dalbatay in loo soo celiyo lacag kor u dhaafaysa $10 milyan   Dollarka Maraykanka oo  dayn loogu soo qaaday Itoobiya, shirkada shidaalka Metro Trans  ayaa intaa ku dartay in shidaalka Ogadenya aan cidna qandaraas  lagula gali karin inta lagu kala baxayo.

Denver,Colorado

 

Ethiopia May Run Gas Fields Amid Dispute With China’s PetroTrans

(MOL) Ethiopia’s government may develop gas fields in its eastern Somali region itself or with a partner while a contractual dispute with a Chinese oil and gas company is resolved, Mines Minister Sinknesh Ejigu said.
Five production-sharing agreements signed on July 22, 2011, with PetroTrans Co. for 10 blocks in the Ogaden area of the region, which include the Calub and Hilala fields with natural gas resources estimated at 4 trillion cubic feet, were canceled on July 1, Sinknesh said on July 31.
“The Ethiopian government is responsible for developing this,” she told reporters in the capital, Addis Ababa. “We can develop this. Let them go to arbitration and if we want — we have the finance and the technical capability — we can do it.”The government will also consider joint ventures and other options, she said.
Landlocked Ethiopia, Africa’s second-most populous nation, produces no oil or gas and is partly reliant on coffee and other agricultural exports for annual foreign-exchange earnings of around $3 billion. SouthWest Energy, based in the capital, said it hopes to strike crude in the Ogaden next year.
The exploration and development contracts with Hong Kong-based PetroTrans, which the government hoped would bring financing of as much as $5 billion, were revoked after repeated warnings about a lack of investment and activity, Sinknesh said.
“We were flexible because we thought this was a big company,” she said. “They were talking too much, they were saying they have money, but it was not found to be so.”
’No Breach’
In its termination notice, the ministry said PetroTrans failed to arrange a loan to be repaid from future revenue, the company said yesterday in an e-mailed statement attributed to its lawyer, Philip Hirschler.
“PetroTrans rejects the notice as invalid and denies that it is in breach of” agreements, Hirschler said. “PetroTrans has made considerable investments in connection with the petroleum production-sharing agreements, remains committed to this project and will continue to seek to resolve its differences with the Government of Ethiopia amicably.”
The concessions, including gas reserves discovered in the 1970s, were relinquished by Malaysia’s state-owned Petronas Nasional Bhd in October 2010.
PetroTrans fulfilled its obligations by analyzing data and signing contracts for surveying and drilling, and will take the dispute to arbitration in Geneva unless the decision is reversed, the company said in a July 12 letter to the ministry obtained by Bloomberg News. It has the right to sue any company that takes control of the blocks until settlement, according to the letter.
Sinopec, CNPC
The company said it approached state-owned China National Petroleum Corp. and China Petrochemical Corp. about working together in Ethiopia. It also “significantly advanced negotiations” for the construction of a pipeline to Djibouti and natural gas processing facilities at the neighboring country’s port, it said.
Lenders refused to fund the project citing “security concerns and sovereign financial credibility issues,”PetroTrans said in the document that was sent to the ministry.
The Ogaden National Liberation Front has fought a low-level insurgency in the area since 1984 seeking greater autonomy. In April 2007, the banned group attacked a site operated by China’s Zhongyuan Petroleum Exploration Bureau, killing nine Chinese workers and 65 Ethiopians.
To contact the reporter on this story: William Davison in Addis Ababa at  wdavison3@bloomberg.net

Suuqa xerada qaxootiga Dhagaxleey oo dab-qabsaday Maqribki

War hada uun soo gaarey   warbaahinta  (Marsin Online)  ayaa sheegaya in  Xerada qaxootiga Dhagaxley ee ku taala  gobolka waqooyi bari Kenya in dab qabsaday  suuqa weyn ee xeraadaasi  kaasoo dhaliyey khaasare soo gaaray suuqii waxaana laga baqayaa in uu gaaro xaafadaha  walow aan lasheegin dad wax ku noqday ilaa hada.

Wararka ayaa sheegaya in Dabku bilowday xiligii afurkii kadib  waxaana ka soo baxaya warar kala duwan qaabka uu halkaas dabka uga bilowday.

Wararka qaar ayaa sheegaya   in meelaha qaar la bililiqaystey  balse waxaan goobta soo gaarey hada Ciidamada amniga.

kala soco (Marsin Online) wixii ka soo kordha  warkan iyo kuwo kale

 

 

Cabashadii degmada marsin iyo nawaaxigeeda oo Xawaaladda Kaah Express ka jawaabtay

Sida aan horey idinku soo tabiney  waxaa Marsin Online soo gaarey Cabasho ku saabsan Xawaalad la’aan ka jirta Deegaanka Marsin iyo nawaaxigeeda
hadaba cabashadii darteed waxaa (Marsin Online ) la soo xiriiray Abdullahi Hassan oo ka mid ah madaxda sar-sare Kaah Express wuxuuna Abdullahi
sabab uga dhigay Xawalad la’aanta Marsin iyo nawaaxigeeda in ay tahay isgaarsiin la’aan wuxuu Abdullahi intaa ku darey in Kaah Express diyaar u tahay in
ay u adeegto dadka deegaanka Marsin iyo Nawaaxigeeda  hoos ka daalaco mid ka mid ah emailadii Madaxda kaah Express.

—- Forwarded Message —– From: Mustafa Ali  @emirates.net.ae> To:  @comcast.net Sent: Sat, 28 Jul 2012 14:12:50 -0000 (UTC) Subject: RE: arinta Cabashada  Degmada Marsin

Walaal meeshaas inaan xawaaladda gayno waxaa inaga hortaagan waa is gaarsiin laáan. Xawilaad isgaarsiin taleefan ayay u baahantahay. Ilaahay idamkiis waqtiga isgaarsiin la helo ayaan hawshaas galaynaa.

 

UN: Somalia Transition at ‘Decisive Phase’

UN: Somalia Transition at ‘Decisive Phase’

 

The United Nations Security Council says Somalia’s transition is at a “decisive phase” and must be completed by August 20.

In a statement Wednesday, the Council urged all parties involved in a U.N.-backed roadmap to a permanent government to follow through on their commitments.

The statement came as a nine-day conference began in the Somali capital, Mogadishu, where an 825-member assembly is expected to ratify a new constitution.

The gathering had been postponed three times this month.

The assembly includes a broad range of regional delegates who will discuss and possibly amend a draft measure. They will likely provisionally adopt the constitution.

Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed says the gathering marks a historic moment for the country.

“I would like to congratulate all Somalis on this success at this crucial time. We are here today to approve the constitution, which means the foundation of our country’s governance is being laid down.”

Somalia’s Transitional Federal Government has been in place since 2004. It has been unable to assert power because of chronic infighting and chaos in the country.

Dadka ku dhaqan degmada Marsin iyo nawaaxigeeda oo ka cabanaya arimo dhawr ah ayse ugu darantahay

Dadka ku dhaqan   degmada Marsin iyo nawaaxigeeda oo ka cabanaya xawaalad la’aan Degmada marsin oo ka tirsan gobolka Qorahay kuna taala xuduuda gobalada waqooyi galbeed Somalia ayaa ka cabanaya Xawaalad la,aan.

Degmada Marsin waxay ku taalaa dhulka Ciid ama dhulka looyaqaano  Bananaan waa dhul  aad ugu fiican xoolaha iyo  dadkaba  waana dhul  carosan ah  waxaana aad ugu dhaqma  xoolaha gaar ahaan  Geela  waase dhul Oomane ah oo aan lahayn Ceel,    dadku waxay qotaan Baraago aan biyahoodu ku filayn   deegaanka Marsin waxyaabaha dhibaatadu ka haysato ee dadku ka cabanayo waxaa ka mid ah Biyo la,aan Taleefan la,aan  Iyo Xawaalad la,aan.

Hadaba Degamada marsin iyo deegaano badan oo ay ka midyihiinn Gabagabo, Nustariiq iyo kuwa kale ayaa

Dhibaatada xaga Xawaalada ah haysataa,

Deegaamadan oo dadka ka soo jeeda ay qurbaha aad u joogaan ayaan haysanin meel ay dadkooda wax ugu diraan

Hadii ay u diraana meelaha ugu dhow waa gobalada waqooyi galbeed Somaliya ama Magaalada Qabridahare ee xarunta gobolka Qorahay oo Labada deegaanba  ka durugsan deegaanka Marsin iyo nawaaxigiisa.

Xawaalada ugu way ee Ka hawlgasha  deeganka Somalida Ogadenya waa (Kaah Express)  waxaana ognahay in ay ka howl gasho meelo badan  Oo aduunka ah oo ka shacab iyo macaamil yar deeganka Marsin iyo nawaaxigeeda.

hadaba (Marsin Online) waxay talo bixin u jeedinaysaa xawaalada (Kaah Express) in shacabka cabashadiisa la tixgaliyo loona furo laan xawaaladeed oo dadka u adegta si ay uga kaaftooman safaradan dhaadheer ee ay galaan markii eheladoodu wax u soo diraan.